Wasiirkii hore ee amniga DF oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa caawa ku qabtay magaalada Jowhar doorashada kursiga HOP141 oo ka mid ah kuraas dhowr ah oo ku harsanaa Hirshabelle. Waxaa kursigan isku soo taagay Mohamed Abukar Islow oo horey ugu fadhiyey kursigan iyo  Abdullahi Nur Mohamed Murashax Mohamed Abukar Islow oo kursigan loo xiray ayaa ku guulaystay doorashadan ka qabsoontay Magaalada … Continue reading Wasiirkii hore ee amniga DF oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka